galasac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caano dhaynimadii ka tegay welina aan suusac noqon.
  2. Caano heer ay dhaynimadii ka tegeen, suusacna aanay noqon gaarid.