galasacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caano dhaynimadii ka tegay welina aan suusac noqon.Caano heer ay dhaynimadii ka tegeen, suusacna aanay noqon gaarid.