galgaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa. 2. Dheddig gool noqotay (xoolo).Nafley dheddig gooloobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0