galgaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galgaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galgaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa. 2. Dheddig gool noqotay (xoolo).
  2. Nafley dheddig gooloobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur