galladidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gallad². ld galladayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
galladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Deeq; liibaan; abaal; mahad.1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galladaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld galladid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00