galladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Deeq; liibaan; abaal; mahad.1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
deeqQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
liibaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayr; baraare; guul.Khayr la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
abaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Samo cid loo galo. Tus. “Cali, abaal buu ii galay”. 2. Xasuusta wanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay. Tus. “Xasan, abaal baan u hayaa”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mahadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
galladeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)Macnaha:ld gallad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00