galliin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gelliin¹.
  2. U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gelliin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin.
  2. U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur