gelliin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin.
- U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

