galoof-olol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay. 2. ld galoof-ololid.
  2. Neef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galoof-ololid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galoof-olol². ld galoof-olol¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur