galoof-ololidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg galoof-olol². ld galoof-olol¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
galoof-ololQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay. 2. ld galoof-ololid.Neef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0