galoofaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
  2. Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.