galoofid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg galoof². ld galoofoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galoof

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. G. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.
  2. Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galoofoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld galoofid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur