galoofQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:G. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
galoofowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday: -oobi)Macnaha:ld galoof².