galowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Labka fiint.ld halow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Midab madow oo dabku ku reebo wax gubtey. 2. Kulka ololka dabka ka soo baxa.1. ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad. 2. H. ah: waddo haloosi ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0