oodrogo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.

oodgeddiso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-istay, -isatay)

Macnaha:

  1. ld oodrogo.