gamaanyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Lulmo; hurd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
lulmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay. ld lulo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00