lulmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay. ld lulo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
luloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld lulmo.1. (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho. 2. (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho. 3. (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00