gamaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay. 2. Gubashada wax ay aad u gubtaan. 3. ld gamaari.
- 1. Dambas noqosho (dab). 2. Si ba'an u gubash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

