gamaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gamaar². ld gamaar¹ (3.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gamaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay. 2. Gubashada wax ay aad u gubtaan. 3. ld gamaari.
  2. 1. Dambas noqosho (dab). 2. Si ba'an u gubash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur