gambi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gembiyi.
  2. ld gembi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gembi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dagaal weyn oo lagu hoobto. 2. ld gembiyi.
  2. 1. Wax afrogid. 2. Dagaal ku kicid. ld gambi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur