rogo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho. 2. Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho. 3. Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.