ganac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga.
- Beec; ii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

