safar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
- Bilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.
- 1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

