ganidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gan³. ld gamid, ganiin, gemi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ganQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda. 2. Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka. 3. Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasa.1. Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo. 2. Labada ilig ee sare middood. 3. Bir, qori iwm qoroofan oo wax la sur.Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld ge.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gamidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ganid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0