kalleeti
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara. 2. Istaagga oo lagu kaadsho. ld talleeji, tallooji.
- Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

