gannadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gannad². ld gannad¹ (3.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gannadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi.Nafley kacsan ahaansh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0