gannad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi.
  2. Nafley kacsan ahaansh.

jaynaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.
  2. Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho.