gantaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal.
  2. ld gantaali.
  3. Gantaal gani.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gentaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gantaal.
  2. ld gantaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur