gantoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gantoob². ld gandoobi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gantoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0