gantoob
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.
- Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

