garabgelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg garabgal². ld garabgal¹ (2), garabgely.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
garabgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo. 2. ld garabgeli.Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0