garabgal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo. 2. ld garabgeli.
- Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

