garabyeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Garab u noqod; taageero; hiill.
  2. Gacanqabasho; taageero sii.

taageero

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld taageerid.

gacanqabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacanqabo. ld gacanqabad.