gacanqabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gacanqabo. ld gacanqabad.

gacanqabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Cid taageerid.

gacanqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gacanqabasho.