garangaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
garangarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
garaangaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld garangari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
garaangiridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld garangari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
giraangiridQaabnax: f.dhMacnaha:ld garangari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
giringiriQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld garangar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00