garangar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha:
- 1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.
- Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.

