gargoof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gargoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gargoo

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)

Macnaha:

  1. U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur