naqdac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caws guryaha carshaanta ah dusha laga saaro oo lagu dedo oo ka baxa meelaha webiyada agagaarkooda ah; gargoof.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gargoof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gargoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur