gargoorQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naqdacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caws guryaha carshaanta ah dusha laga saaro oo lagu dedo oo ka baxa meelaha webiyada agagaarkooda ah; gargoof.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gargeerQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld gargoo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gargooQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)Macnaha:U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0