gariir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld gariiri.
  2. Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gallayr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gariiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Gariir ku ridi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur