jaree
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive
Macnaha:
- 2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid. 2. (f.mg) Dheesha jarta ku adkaan. 3. (f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive
Macnaha: