garmaqaate
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, xooggan, labada dhinac ka fiiqan, oo wax lagu halgaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

