madax-adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
  2. 1. Ka m.: wax samayntooda diidid. 2. Ku m.: wax ku adkaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur