garri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay. 2. Turumb.

quruurux

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Dhagax yaryar.

jaay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jay.