garruudQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0