garwaaxeedsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg garwaaxeedso. ld garwaaxaysad, garwaaxaysasho, garwaaxaysi, garwaax.

garwaaxeedso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale. 2. Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiids.

garwaaxaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garwaaxeedsash.

garwaaxaysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld garwaaxeedsash.

garwaaxaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garwaaxeedsash.

garwaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaa.