garwaaxeedso
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
- 1. Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale. 2. Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiids.

