gawriirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gawdiid.ld gawdiid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gawdiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00