gayax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku noo.
- 1. Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin. 2. G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maal.

