geber

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gabar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab madow oo iduhu dhabarka ku yeeshaan.
  2. 1. Haweyney aan weli la guursan; inan. 2. Cadrad. ld geber, gabadh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur